Bulshada
Soomaalida daggan gobolka Colorado , Khaas ahaan, magaalada Denver iyo nawaaxigeeda waa mid aad u kordeysa ama u badanaysa maalinba maalinta ka danbeeysa. Soomaalida Denver, waxa ay ka midtahay bulshooyinka ku yimid socdaalka gobolka Colorado ee waddanka Maraykanka. 1999-kii Soomaalida Denver iyo agagaarkeeda daggan waxa lagu qiyaasi jirey illaa in ka yar 100 qof. Kuwaas oo badidoodu ku yimid qaxootinimo, ama magangalyo doon. Sanad-kaan 2004-ta, tirakoobka Somali Community Center waxa uu ku qiyaasay dadka Soomaliyeed ee daggan -- Gobolka Colorado – illaa iyo 1600 oo qof; ku waas oo badidoodu daganyihiin (90%) magaalada Denver iyo nawaaxigeeda.
Guud ahaan dadka Soomaalida ah ee daggan Denver , iyo agagaarkeeda, waxa ay hirgaliyeen ama ay ku guuleysteen in ay abuuraan ganacsiyo kala duwan oo ay keeneen Hoygooda cusub ee ( Colorado ). Goobahja ganacsiga ee Soomaalida Denver iyo agagaarkeeda dagani ay abuureen waxaa ka midah:
A Ride Town Car
303-246-4140
www.aridetowncar.com
Colorado Halal-Mart
10200 E. Mississippi Ave.
Aurora, CO 80247
303-751-6661
Horsed Barber & Studio
2150 S. Bellaire Ave. Suite 101
Denver, CO 80222
720-297-9675
Iftin Cafe
10200 E. Mississippi Ave.
Aurora, CO 80247
303-751-7709
Somali Rehabilitation Center
2150 S. Bellaire Ave. Suite 100
Denver, CO 80222
303-691-5619